Wasiirka Maaliyadda Oo Markii U Horaysay Ka Hadlay Weedhihiisa Reer Sool

0
1,004 views
Xukuumadda Oo Soo Celisay Saddex Mashruuc Oo Xukuumaddi Siilaany Bixisay
Wasiirka maaliyadda

Wasiirka Maaliyadda Oo Markii U Horaysay Ka Hadlay Weedhihiisa Reer Sool

Wasiirka maaliyadda Somaliland Yuusuf Maxamed Cabdi ayaa jawaab soo daahday ka bixiyay aflagaado la sheegay in uu bulshada gobolka Sool u gaystay oo muddooyinkii u dambeeyay si weyn loo hadal hayay. Bulshada reer Sool ayaa weedhaha wasiirka si weyn uga qaylisay laakiin, wasiirku wuxuu ku dooday in ay yihiin hadallo la jarjaray oo la isu keenay ujeedo gaar ahna laga leeyahay.

Wasiirka oo uu weheliyo wasiirka reer Sool ee biyaha Saleebaan Cali Koore ayaa sheegay in aanay ka suuroobin in uu caayo bulshada gobolka Sool oo uu si weyn ugu ammaanay dad dhaqanka iyo Diinta ku fiican waxaanu weedhihiisa la faafiyay ku macneeyay kuwo isu gays ah oo uu arrimo kala duwan kaga hadlayay.

 

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.