Wasiirka Cadaaladda Somaliland Oo Safar Shaqo u Jooga Djibouti

0
387 views
Wasiirka Cadaaladda Somaliland Oo Safar Shaqo u Jooga Djibouti

Wasiirka Cadaaladda Somaliland Oo Safar Shaqo u Jooga Djibouti

Hargeysa(Sayruuq)- Wasiirka Cadaaladda Jamhuuriyadda somaliland Md Cabdiqani Maxamuud Caateye oo ay wehelinayaan Taliyaha Ciidanka Asluubta Somaliland Jen Maxamed Cismaan Xudhuun iyo Agaasimaha guud ee Wasaaradda Biyaha Md Jamaal Cabdi Muuse, waftigan ayaa u socday sidii ay uga  faaiidaysan lahayeen qaabka ay u shaqeeyaan cadaaladda Djibouti hab maamulka cadaaladeed ee xabsiyadda dalkaasi kuwaasi oo soo booqan doona xarunta ciidanka asluubta dalka Djibouti, Maxkamadda sare iyo maxkamadda rafcaanka iyo xeer ilaalinta kuwaaso is waydaarsan doona khibradaha iyo qaababka cadaaladeed ee ay somaliland iyo Djibouti u shaqeeyaan.

Geesta kale Agaasimaha Guud ee wasaaradda khayraadka Biyaha Somaliland ayaa isguna dhankiisa u socda qaabkii biyo loo gaadhsiin laaha deeganadii duufanta ku dhuftay ee xeebaha somaliland. isagoo Dalka Djibouti na ay ka wada hawlgali doonana sidii hawshaasi u wada wadi laahaayeen isla markaana xoga rasmi ah iyo ficilba ka wada shaqeyn lahaayeen.

Isku soo wada Duubo Waftigan uu Hogaaminayo Wasiirka Cadaaladda ayaa ah mid si rasmi ah casuumad uga helay dalka Djibouti.

Agaasimaha DP World Oo Socdaal Ku Tagay Djibouti Iyo Sucuudiga & Masar Oon Weli Ku Guulaysan Dedaalo Ay Wadaan

Wasiirka Cadaaladda Oo Markii U Horeysay Ka Hadlay Sheeko Ka Yaabisay Oo Uu Hargeysa Kula Kulmay

Sayruuqnews

Hargeysa-Somaliland

sayruuqnews@gmail.com

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.