Wasiirka Cadaaladda Oo Soo Dhawyey Xildhibaan Cabdiraxmaan Cawaale

0
272 views
Cadaaladda Oo Soo Dhawyey Xildhibaan Cabdiraxmaan Cawaale

Cadaaladda Oo Soo Dhawyey Xildhibaan Cabdiraxmaan Cawaale
Hargeysa (Sayruuq)-Wasiirka cadaaladda Jamhuuriyadda Somaliland Md Cabdiqani Maxamuud Caateye ayaa maanta soo dhaweyay Xildhibaan c.raxmaan cawaaale yaasin oo ka tirsan Golaha Baarlamaanka Jamhuuriyadda Jabuuti.
Wasiirka oo ay weheliyaan Xildhibaan jirde oo ka tirsan aqalka wakiiladda somaliland iyo Maareeye Faysal Cali Sheekh kuwaasi oo ka wada hadlay arrimaha xidhiidh wanaaga iyo isku soo dhaweynta labadda dal ee walaalaha.
Cadaaladda Oo Soo Dhawyey Xildhibaan Cabdiraxmaan Cawaale
Xildhibaan Cabdiraxmaan cawaale Yaasin oo ahna guddoomiyaha gudida arrimaha dibadda ee Barlamaanka Jabuuti ayaa dhankiisa isaguna ka mahad celiyay soo dhaweynta ay u sameeyey Wasiirka Cadaaladda Somaliland.
Isku soo wada duubo Xidhiidhka labadda dal ee Somaliland iyo Jabuuti ayaa ah mid qoto dheer isla markaan ay labadda dowladood iska kaashadaañ arrimo badan oo ay ka kow yihiin amniga.

Sayruuqnews
Hargeysa-Somaliland
Sayruuqnews@gmail.com

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.