Wasiirka Cadaaladda Oo Ka Horjeediyey Golaha Wakiiladda JSL Khudbad Taariikhi Ah

0
52 views

Hargeysa(Sayruuq)-Wasiirka Cadaaladda Jamhuuriyadda Somaliland Md Cabdiqani Maxamuud Caateeye Fariid ayaa khudbad wax ku ool ah ka hor jeediyey golaha wakiiladda somaliland ,wasiirka oo golohu ansixiyeen ayaa ka warbixyey qorshayaasha ay wasaaradiisu bulshadda somaliland ka caawin doonto isagoo geesta kalana ka warmay duurafaha dhaqan dhaqaale ee ku gadaaman kobcinta iyo kor u qaadida cadaaladda somaliland .

Wasiir Caateeye ayaa sheegay in dib habeyn balaadhan lagu sameyn doono shuuracadda dalka isago ku tibaaxay in shaqsikasto oo reer somaliland ahi heli doono qareen u dooda hadii dacwad uu furanayo.

Hoos ka daawo khudbado dhamaystiran.


Sayruuqnews.com

Xafiiska-Hargeysa

contact@sayruuq.com

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.