Wasiirka Cadaalada Somalilland Oo Warbaahinta La Soo Hor Fadhiistey Ka Hadalka Waxyaabo Aan Shaqadiisa Aheyn , Culimada na Fariin Adag U Diray

0
3 views

Hargeysa (Sayruuq)- Wasiirka wasaarada cadaalada Somaliland Axmed Faraax Cadare
ayaa waxaa uu warbaahinta la soo hor fadhiistey ka hadalka waxyaabo aan khuseen shaqada wasaaradiisa .

Waxaayabaha uu wasiirku ka hadley waxaa ka mid ah saldhiga Military ee dawlada Imaraadku ka soo codsatey Somaliland waxaana uu saldhigaasi ku sifeeyey mid somaliland wax tar u ah walow aanay arintani shaqadiisa aheyn

Sidoo kale Wasiir cadare waxaa uu digniin u diray qaar ka mid ah culmo aw diinka Somaliland oo uu ku tilmaamay qaar xukuumada eedo aanay laheyn u jeediya oo dusha u saara waxaana uu u soo jeediyey in ay waxyaabahaas ka waan toobaan

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here