Wasiirada Cadaalada Somaliland Iyo Jabuuti Oo Kulmay

0
175 views
Wasiirada Cadaalada Somaliland Iyo Jabuuti Oo Kulmay

Wasiirada Cadaalada Somaliland Iyo Jabuuti Oo Kulmay

Wasiirka wasaaradda Caddaaladda Somaliland Mudane Cabdiqani Maxamuud Caateeye iyo wasiirka caddaaladda ahna ku simaha wasiirka arrimaha gudaha Jabuuti Mudane Muumin Axmed Sheekh ayaa ku kulmay magaalada Layo-caddo ee xadka Somaliland iyo Jabuuti.

Wasiir Caateeye oo u tallaabay dhinaca Jabuuti ayuu halkaasi ku soo dhaweeyay wasiirka caddaaladda ahna ku simaha arrimaha gudaha halkaas oo ay kulan ku yeesheen labada wasiir.

Wasiir Caateeye ayaa maalmihii u dambeeyay socdaal ku marayay gobollada dalka waxaanu dorraad dhagax dhigay xarunta maxkamadda iyo jeelka gobolka Salal oo laga dhisayo magaalada Saylac.

Wasiirada Cadaalada Somaliland Iyo Jabuuti Oo KulmayWasiirada Cadaalada Somaliland Iyo Jabuuti Oo Kulmay

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.