Wasiir Cumar Shaceyb Oo Ka Tirsanaa Xukuumaddi Siilaanyo Oo Beerley Noqday

0
104 views

Hargeysa(Sayruuq)-Qaar ka mid xubnihii golaha wasiiradda Xukuumaddi Maxadweynhii hore ee somaliland Md Siilaanyo ayaa markii xilka laga qaaday dalka ka dhoofeen halka kuwa kalena quuda daraynayaa inuu mar uun Madaxweyne Muuse Biixi dib u soo magaacaabo ,halka kuwa kalana ay dhisanayaan dabaqyo aad u dhaadheer ,balse talaabadda mid ka gadisan waxaa qaaday wasiirkii hore Wasaaradda Ganacasiga Md Cumar Shuceyb Maxamed waxaa uu beer laga beero dalagyo kala duwan ka sameystay  deeganka  Shiilane oo 37 klm jirta magaaladda Berbera .

Mr.Shuceyb ayaa wiigii saddex cisho ku soo qaata beertiisa isago ka qeyb qaata dayactirka iyo ka shaqeynta beertiisa “saaka waxaa laga qaaday lix foosto oo tamaandha ah ,bisbaas ka wa laga kura barbaroniga wa laga guraa ,basashana waa diyaar oo waa nooca ugu tayadda fiican oo iyada ka wanaagsan ta Itoobiya laga keeno ”

Daawo Muuqaalka Warkan

Sayruuqnews

Xafiiska Hargeysa

contact@sayruuq.com

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.