Wariye Waji Oo Si Cadho Leh U Cambaareeyay Farmaajo Iyo Khayre

0
462 views
Wariye Waji Oo Si Cadho Leh U Cambaareeyay Farmaajo Iyo Khayre

Wariyaha ruug caddaaga ah ee Maxamed Cali Waji oo ka soo jeeda bulshada Gabooye ayaa ka sheekeeyay dhacdooyin lagu faqooqo oo uu ilaa yaraantiisii goob joog u ahaa. Waxa kale oo uu si kulul u cambaareeyay madaxda Soomaaliya oo Madaxweyne Farmaajo iyo ra’isal wasaare Khayre u horeeyaan.

Maxamed Cali Waji waxa uu si weyn uga cadhaysan yahay Axmed Dawlo oo loo gubay arrimo faquuq markii wiil uu adeer u yahay guursaday gabadh

Halkan ka daawo Muuqaalka Maxamed Cali Waji

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.