Warbixin: Saamaynta Xiisada Jawaari & Khayre/Farmaajo

0
640 views
Warbixin: Saamaynta Xiisada Jawaari & Khayre/Farmaajo

Warbixin: Saamaynta Xiisada Jawaari & Khayre/Farmaajo

Khilaafaadka dhex mara hey’adaha dowladda, gaar ahaan madaxda ugu sareysa dalka Soomaaliya, sida madaxweynaha, ra’isul wasaaraha iyo guddoomiyaha baarlamanka ma aha wax ku cusub siyaasadda Soomaaliya.

Laakiin, khilaafkan ayaa imaanaya iyadoo, madaxweynaha iyo ra’isul wasaaruhu ay ku faaneen inay ka bad-baadeen, kana bad-baadayaan khilafaadyaddii madaxdii iyaga ka horeysay ay la soo kulmi jireen.

Dhegayso warbixin VOASomali ka diyaarisay khilaafkan

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.