Wararkii U Dambeeyay Ee Dagaalka Tukaraq

0
1,926 views
Wararkii U Dambeeyay Ee Dagaalka Tukaraq

Wararkii U Dambeeyay Ee Dagaalka Tukaraq

Wararkii u dambeeyay ee ka imanaya aagga degmada Tukaraq ee gobolka Sool oo ay saaka ku dagaallameen ciidamada Somaliland iyo kuwa maamulka Soomaaliya ee Puntland ayaa la sheegaya in uu dib u bilaamay kadib markii uu hakad galay.

Khasaaraha ka dhashay dagaalkan ayaan tafaasiil laga hayn laakiin, waxay wararku sheegayaan in khasaare nafeed jiro waxaana guulo kala sheeganaya labada dhinac.

Wasiirka biyaha ee Somaliland Saleebaan Cali Koore ayaa sheegay in haddii dagaal dhaco dhan walba dhimanayo laakiin, la qiimaynayo ciidda aagga lagu dagaallamay gacanta ku haysa taasna ay tahay guul raacday ciidanka Qaranka.

 

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.