War Deg-Dega: Mid ka midda Ilaaladda Maayarka Ber-Bera Oo Toogasho Lagu Dilay.

0
61 views

Berbera (Sayruuq) Alla ha unaxariistee waxaa  saaka magaalada Berbera lagu dilay ilaaladii gaarka ahayd ee maayarka Berbera oo la odhan jiray Cabdi Ismaaciil Muxumed (Guntixume), sida  uu sheegay wariyaha SAYRUUQ ufadhiya Berbera.

Marxuumka ayaa waxaa rasaas ku furay niman gaadhi saarnaa isagoo ku sugan magaalada Berbera.

Waxaana isla markiiba loola cararay isbitaalka magaalada Berbera halkaasi oo ay naftu kaga baxday.

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.