Waar Badriyow Adeer

0
253 views

Waar Badiriyow adeer adigaa ah Fariid cid kasta Waraysi ka qaada’e, waxaad anigana ii soo warsysataa
Ina Guri Barwaaqo.
Sadeex Su’aalood uun ii soo weydii.
Waar Badrow Adeer

1. Sida uu guud ahaan nolashiisa u saameeyay Buugsiisii FUTO HODHASHA shaqsiyadiisa, caafimaadkiisa, moralkiisa, qoyskiisa, shaqadiisa iyo mustaqbalkiisaba.

2. In uu Habeen qudha ku riyooday iyadoo inta ay qabteen oo ku qosqoslayaan oo ay ku dheel dheelayaan Hablihii uu caayay.

3. Iyo bal inuu ku dhaco inuu kuna dhici doono inuu kelidii lugeeyo suuqa Hargeisa.
Hadaad soo waraysan waydo calool xumo weyn ayaan ku hayaa. Waayo?. Waatii Xirsiba la waraystay Buugiisii
Adiguna wadigii Cajalad Ina Xaashiya noo daaray

Wariye kasta oo Buuga Futo Hodhasha ka soo wareysta Ina Guri Barwaaqo walaahi lacag 3 Bilood mushaharkiisa ka badan ayaa jeebkiisa ku jirta.
Cusmaan Cumar Dool

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.