Waa Sidee Xaaladda Cabdi Ilay Ee Xilligan?

0
758 views
Jawar Maxamed Oo Sheegay In Cabdi Ilay Loo Maxkamadaynayo Dambiyo Uu Oromada Ka Galay

Waa Sidee Xaaladda Cabdi Ilay Ee Xilligan?
Xisbiga haya Gobolka Ismaamulka Soomaalida Itoobiya ayaa shalay kulan uu ku yeeshay magaalada Addis Ababa ku doortay Guddoomiye cusub. Kulanka xisbiga ayaa ka dacay magaalada Addis Ababa, waxaana xubnuhu doorteen Axmed Shide oo ah Wasiirka Isgaadhsiinta ee dalka Itoobiya oo hoggaamin doona Xisbiga Dimoqraadiga ee Shacabka Soomaalida Itoobiya ESPDP.
Saraakiisha ku sugan magaalada Addis Ababa ayaa idaacadda VOA u sheegtay in muddada guddoomiyaha cusub uu talada haynayp ay tahay ilaa laga qabanayo shirweynaha xisbiga oo dhici doona dhowaan.
Haaruun Macruuf oo VOA Ka Mid ah ayaa arrintaas ka wareystay Khadar Cabdi Ismaaciil oo ah Xoghayaha Xisbiga haya talada Ismaamulka waxaana la waydiiyay sida ay tahay xaaladda Cabdi Maxamuud Cumar.

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.