Waa Madmadawgii Aynu Sheegi Jirnay!!!

0
103
Sidee Baanu Isku Soo Galnay M/weyne Bixi....

Waa Madmadawgii Aynu Sheegi Jirnay!!!

Wariye Mooge: Bal ka warran jawaabaha uu bixiyay Dr Sacad?

Iftiimiye: dee, mar haddii illaa immika kolba in yar oo war ah oo la qarinaayay ama la maldahaayay ay kolba ini soo baxayso, miyaanay taasi ahayn mad-madawgii aynu odhan jirnay wuu ku jiraa heshiiska Dekadda iyo Saldhigga.

Maalgashiga dekaddu waa wax wanaagsan oo aynu u baahanahay, laakiin madmadawgu inama qabto; sababta loo caddayn waayayna waa iyadoo ay ka baqeen in dadku ka boodaan sida raqiiska ah ee ay u galeen heshiiska; Saldhigga Djibouti Mareykanku wuxu ka bixiyaa 70 milyan sannadkii; shiinuhuna 100 milyan; bal adba?

Cabdo; Iftiiminta Xaqiiqada iyo Danteenu halkay ku jirto.
https://m.facebook.com/story.php?story_fbid=849748108699350&id=100009925064788

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.