Waa Kuma Guddoomiyaha Cusub Ee Golaha Shacabka Somalia

0
739 views
Waa Kuma Guddoomiyaha Cusub Ee Golaha Shacabka Somalia

Waa Kuma Guddoomiyaha Cusub Ee Golaha Shacabka Somalia

Golaha Shacabka ee Soomaaliya ayaa wasiirkii gaashaandhiga ee xukumadda Farmaajo Maxamed Mursal Sheekh u doortay guddoomiyaha aqalka hoose. waxa uu helay 147 cod wareeggii u dambeeyay halka uu helay 119 cod Ibraahin Isaaq Yarow oo la tartamayay.

Siyaasigan oo dhawaan iska casilay xilka xukumadda ayaa ah mid ay taageeraysay xukumadda ra’isal wasaare Khayre iyo Farmaajo waxaana la dhawraya sida uu u hoggaamin doono golaha oo looga baahan yahay dheelitirka xukumadda

 

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.