“Waa In Xildhibaankan La Anshax Mariyo,” Gud. Baashe

0
1,318 views

“Waa In Xildhibaankan La Anshax Mariyo,” Gud. Baashe

Guddoomiyaha golaha wakiillada Somaliland Baashe Maxamed Faarax ayaa si kulul u eedeeyay mudane golaha ka tirsan. Waxa uu amray guddida joogtada ah ee goluhu in ay tallaabo anshax marin ah ka qaadaan mudanahan oo shalay dhalliilo u jeediyay mudaneyaasha Wakiillada kuna eedeeyay kuwo xeer kasta ku ansixiya lacago la siiyo oo aan isku halayn lahayn.

Guddoomiye Baashe oo fadhigii maanta ee golaha ka hadlayay waxa uu dalbaday in guddida joogtada ahi soo anshax mariso xildhibaan Xaamud Cismaan Cigaal. Waxa uu sheegay in dhalliilaha uu golaha u jeediyay yihiin kuwo aan la aqbali Karin, islamarkaana looga fadhiyo in uu caddeeyo lagana qaado tallaabo.

Xildhibaan Xaamud ayaa shalay golaha ku eedeeyay in ay lacag ku qaateen xeer ay ansixinayeen sidaas awgeedna ay tahay in la kala diro

 

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.