Waa Cashuur Uu Dejiyay nin V8 Wataa!Prof Abdi Ali

0
887 views
Maxaa Na Kala Qabsaday Aniga iyo M/weyne Bixi!!
Prof Cabdi Cali Jaamac

Waa Cashuur Uu Dejiyay nin V8 Wataa!Prof Abdi Ali

Haddii aad adigu V8 wadato (laga gaday xoolaha ummadda), sidee buu miskiinka Masaariifta ka soo saara Bus, ama Booyad ama Tukhaan isaga bixin kTaraa Lacagta aad tidhi ku iibso Lambar cusub; kaagii hore ee lacagta lagaa siiyayna iska tuur; oo maxuu u tuurayaa saw lacag lagam siin; dee u beddel haddii kale illayan adigaa keenay lambar beddelkee.

Gaadiidka cusub laftiisa, kuwa xammuulka, baska, booyada, cagafta, dameer qaadiyaha IWM, ma dawbaa in aad cirka ku gayso lambarka oo tidhaa bixiya lacagta intaa le’eg, halkii awal uu ka ahaa 20 dolar iyo waxaan dhaamin. Korodhka intaa le’eg xaggee laga dheelaa.

Gaadiidka cusub laftiisa, kuwa xammuulka, baska, booyada, cagafta, dameer qaadiyaha IWM, ma dawbaa in aad cirka ku gayso lambarka oo tidhaa bixiya lacagta intaa le’eg, halkii awal uu ka ahaa 20 dolar iyo waxaan dhaamin. Korodhka intaa le’eg xaggee laga dheelaa .

Gaadiidka cusub laftiisa, kuwa xammuulka, baska, booyada, cagafta, dameer qaadiyaha IWM, ma dawbaa in aad cirka ku gayso lambarka oo tidhaa bixiya lacagta intaa le’eg, halkii awal uu ka ahaa 20 dolar iyo w axaan dhaamin. Korodhka intaa le’eg xaggee laga dheelaa .

Ugu danbayntii, la yaab ma lahoo, waa Cashuur/Takaaliif uu dejiyay nin V8 wataa!!!!!

Cabdoo, u dha-dhaqaaqa arrimaha bulshada iyo maamul wanaagga.
“Nus Malyan Doollar Oo Aan Meelna Soo Marin Waa ku tumasho sharci iyo maamul oo wayn! Prof Cabdi Cali Jaamac

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.