Viber Optic-ga Waxa Kaliya Oo Loo Ogolaaday Somcable Oo Uu Leeyahay Nin Si Qaawan U Taageera Kulmiye,” Dr Cirro

0
686 views

Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee Waddani Dr Cabdiraxmaan Cirro ayaa bulshada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool u jeediyay khudbad dhinacyo badan taabanaysa.

Dr Cirro ayaa dul istaagay Khadka Internet-ka oo uu sheegay in xukumadda Kulmiye u diiday shirkado kala duwan oo keeni lahaa Berbera laakiin, ay u ogolaatay ninka leh shirkadda Somcable oo uu sheegay in uu si qaawan u taageero xisbiga talada haya ee Kulmiye. Waxa uu ku baaqay in xayiraadda laga qaado xadhkaha Internet-ka ee Golis iyo Telesom doonayaan in ay Berbera keenan loona sinnaado Somaliland iyo ganacsiga xorta ah ee tartanka ku salaysan.

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here