Urur IGAD Oo Ka Walaacsan Xiisadda Somalia

0
546 views
Daawo: Xeeladdii Jawaari Ku Baajiyay Fadhigii Maanta
Guddoomiyaha shacabka Jawaari iyo raisal wasaaraha Somalia Khayre

Urur IGAD Oo Ka Walaacsan Xiisadda Somalia

Urur Goboleedka IGAD ayaa ka walwalsan xiisada siyaaasadeed ee ka taagan Soomaaliya, taasi oo u dhaxeysa Golaha Shacabka iyo Xukuumadda.

War saxaafadeed ka soo baxay Urur Goboleedka IGAD ayaa lagu sheegay in xiisada siyaasadeed ee soo cusboonaatay ay qatar ku tahay horumarkii dowladda gaartay sanadkii la soo dhaafay 2017-kii, muhiimna ay tahay in si deg deg ah loo dhameeyo.

IGAD ayaa ku boorisay dhinacyada uu khilaafka u dhaxeeyo, in wax walba lagu xaliyo Dastuurka, loona maro sida uu qabo, si loo ilaaliyo xasiloonida iyo kala dambeynta sharciga.

Urur IGAD Oo Ka Walaacsan Xiisadda Somalia

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.