UK Oo Russia&UAE Kula Biirtay Danaynta Saldhig Militari

0
UK Oo Russia&UAE Kula Biirtay Danaynta Saldhig Militari

UK Oo Russia&UAE Kula Biirtay Danaynta Saldhig Militari
Dawladda Ingiriiska ayaa la rumaysan yahay in ay ku soo biirtay damaca Ruushka oo bishii April ee Sanadkii hore si weyn loo faafiyay rabitaankiisa Saldhig Militari oo uu ka samaysto Somaliland. Waxa hore Saldhig u hantay dawladda Imaaraadka Carabta.

Wargeyska Daily Nation ee ka soo baxa dalka Kenya ayaa ku warramaya in socdaalkii todobaadkan wasiirka gaashaandhigga Ingiriiska Gavin Williamson ku yimid Somaliland astaan u yahay damaca Ingiriiska ee raadinta Saldhigyo Militari marka uu ka baxo Midawga Yurub.

Wargeysku waxa uu sheegay in Safaaradda Somaliland ee Nairobi aanay beenin, islamarkaana xaqiijin arrintan laakiin, ay sheegtay in safarka Gavin hore u wadayo aqoonsi raadinta Somaliland calaamadna u yahay sida Somaliland caalamku u danaynayo ee ay muhiimka u tahay sida uu sheegay Baashe Cawil safiirka Somaliland ee Kenya.
Ingiriisku Ma Waxa Uu Doonaya Saldhigyo Militari?
UK, Russia and UAE scramble to set up military bases in Somaliland
Talks are reportedly underway between Moscow and leaders in Somaliland for a 1,500 man base to support its warships and hunter-killer submarines

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.