Ugaaska Guud ee Beelaha Habaryoonis oo saluugay,Si farshaxnimo ahna u duray wasiirka Madaxtooyada

0
42 views

Hargeysa(Sayruuq)- Ugaas Guud Ee Beelaha Habaryoonis oo 35 guuradda dhagax tuurka ardayda ee Somaliland ee hargeysa ayaa si weyn uga hadlay arrimaha waqtigaas dhacay iyo marxaladda la marayo amintan .

Ugaas ayaa wasiirka Madaxtooyadda Somaliland ku sifeeyay nin xidhan muraayado abaaraha dalka ka jira qarisay oo dhulka iyo gayigaba doog iyo cagaar u dhigtay ,waxaanu wasiirkaasi ugu baaqay inuu dib u eego dadka jilecsan ee baartu baabiisay kuna soo noqodo waaqica yaala somaliland .

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here