Tuka-Raq Oo Dagaal Ka Bilaabmay

Ciidamadda Somaliland oo iska Difaacay Dagaal Gaadma ah oo Maleeshiyada Gaas Ku soo Qaaday Tukoraq

0
816 views
Tuka-Raq Oo Dagaal Ka Bilaabmay

Tuka-Raq Oo Dagaal Ka Bilaabmay
Laascaanood(Sayruuq)deeganka Tuko-raq ee gobalka sool ee somaliland ayaa dagaal gaadma ah fiidkii caawa ka soo cusboonaday kaaso ay ciidmadda maamulka Puntland ku soo qaadeen Militaraga Somaliland halkaasi oo dhirbaaxo laxaad leh ay kala kulmeen maleeshiyaadka cabdiwali Gaas.

Ilo lagu kalsoonayahay oo shabakadda Sayruuq News la xidhiidhay ayaa u xaqiijiyey in dagaalkaasi ay weerarka laahaayeen Maleeshiyaadka Gaas, waxaanay sido kale tibaaxeen in ciidanka somaliland difaac xoog leh kala hortageen ilaa hadda waxaa wararku sheegeeyn in uu jir hal askari ah oo dhaawac lama soo sheegin dhimasho.
wixii warar ah ee ka soo kordha isha ku hay sayruuqnews.com

Saryuuqnews
Laascaanood-Somaliland

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.