Toos U Daawo Xafladda Caleema Saarka Madaxweynaha Soomaaliya Farmaajo 2017

0
5 views

Waxaa bilaabatay socta khubdbadaha martida ka qeybqaadaneysa munaasabada caleemo saarka madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo si rasmi ah uga socta xarunta Afsiyooni ee magaalada Muqdisho.

Ilaa iyo hadda waxaa khubadahooda jeediyay, madaxweynaha dalka Kenya, ra’iisal wasaaraha dalka Kenya, wakiil ka socta midowga Yurub, wakiil ka socta Jaamacada carabta, iyo madaxweynaha dalka Jabuuti waxaana lagu wadaa in sidoo kale saacadaha soo socda khubadahooda jeediyeen martisharafta kale ee ku sugan madasha.

Madaxda ka qeyb galeysa munaasabada caleemo saarka Madaxweynaha Soomaaliya waxaa ka mid ah Madaxweynaha dalka Jabuuti, Madaxweynaha dalka Kenya, ra’isul wasaaraha dalka Itoobiya, Madaxweyne ku-xigeenka dalka Sudan ,Wasiiro iyo madax kale.

Waxaa sidoo kale lagu wadaa munaasabada oo wali socta in khudbado ka jeediyaan Madaxda Soomaalida qaarkood.

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here