Tobabarha Chelsea Oo Si Ba`an u Wereray Ciyaaryahanadiisa

0
47
Tobabarha Chelsea Oo Si Ba`an u Wereray Ciyaaryahanadiisa

Tobabarha Chelsea Oo Si Ba`an u Wereray Ciyaaryahanadiisa

Tobabarai Saari ayaa cadhadii ciyaartii xalay 2:0 ay kaga raysay Arsenal kula dhacay ciyaartayga kooxdiisa kaasi oo ku tilmaamay qaar aanay ka goanayan guushu.
<img src="http://www.sayruuq.com/wp-content/uploads/2019/01/sari.jpg" alt="Tobabarha Chelsea Oo Si Ba
an u Wereray Ciyaaryahanadiisa” width=”1600″ height=”900″ class=”alignnone size-full wp-image-25916″ />

dhamaadkii ciyaarta ayaa uu tobabruhu shirkii jaraaiid ku yidhi”waxaan u cadhaysnahay si aan la rumaysan karin, waxaan u guuldaraysanaya sababta caqli-gayaga, iyadoon la ciyaarnay koox ka go`naashaha badanta nooga badnayd taasina waxaan yeelayo maaha, kama hadli karo qaab ciyaareedka iyo lin up ka aan ku ciyaarnaya maadaamo aysan jirin ba dhiiranan ta ciyaartoygu , waxaanan ogaaday in ciyaartaygaygu uusan ba adagtahay in la dhiirigaliyo”

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.