Telefishanka Universal Oo Warbixin Cajiib Ah Ka Diyaariyay Siyaasadda Buuhoodle

0
942 views
Telefishanka Universal Oo Warbixin Cajiib Ah Ka Diyaariyay Siyaasadda Buuhoodle

Telefishanka Universal Oo Warbixin Cajiib Ah Ka Diyaariyay Siyaasadda Buuhoodle

Telefishanka caalamiga ah ee Universal ayaa warbixin ka diyaariyay kala qaybsanaanta siyaasadeed ee hadhaysay gobolka Buuhoodle taas oo ay Somaliland, Puntland, Khaatumo oo laba garab ah iyo Soomaaliya kala jiidanayaan. sidoo kale madaxda dhaqanka ee degaannadaasi ayaa si weyn ula kala safan xukumaddaha ku loolamaya maamulka gobolka.

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.