Taliyaha Ciidanka Somalia Oo Ka Hadlay Warqadda Uu Imaaraadka Ugu Ogolaaday Lacagtii $9.6m

0
719 views
Taliyaha Ciidanka Somalia Oo Ka Hadlay Warqadda Uu Imaaraadka Ugu Ogolaaday Lacagtii $9.6m

Taliyaha Ciidanka Somalia Oo Ka Hadlay Warqadda Uu Imaaraadka Ugu Ogolaaday Lacagtii $9.6m

Taliyaha ciidanka xoogga dalka Soomaaliya, Jeneraal Cabdiweli Jaamac Xuseen (Gorod), ayaa markii ugu horraysay ka hadlay warqad uu u qoray maalintii Axaddii taasi oo ku socotay maareeyaha garoonka diyaaradaha ee Aadan Cabdulle Cismaan oo uu ku codsanayey in Imaaraadka in loo oggolaado inay la soo baxaan lacago ay la soo degayeen.

Sida warqadda ay ku qornayd, Gorod, waxa uu ku sheegay inay uga imanaysay magaalada Boosaaso.

Lacagtaasi markii dambe waxa la wareegay dawladdda Soomaaliya iyadoo saraakiishu ay sheegeen in safiirka Imaaraadku diiday in la baadho boorsooyinka ay ku jirtay lacagta.

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here