Taliyaha Ciidanka Puntland Oo Musharax Ah

0
85 views
Taliyaha Ciidanka Puntland Oo Musharax Ah

Taliyaha Ciidanka Puntland Oo Musharax Ah
Taliyaha guud ee ciidamada Puntland Jeneraal Siciid Maxamed Xirsi (Siciid Dheere), ayaa shaaciyay in uu yahay musharrax madaxweyne oo u taaggan doorashada madaxtooyada Puntland ee horraanta 2019 la filayo in ay qabsoonto.

Taliyaha oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Garoowe ayaa sheegay in uu wax badan qaban doono haddii uu ku guulaysto xilka isaga oo qorshihiisa sharaxay.

Taliyaha ayaan la ogayn qorshihiisa ku aaddan in uu xilkaasi iska casilayo iyo in uu doonayo in uu sii hayo waxaanu ka mid noqonaya dhawr musharrax oo ku hirdamaya doorashada Puntland.
Musharrax Puntland Ah Oo Ku Soo Wajahan Badhan
Sayruuqnews
Sayruuqnews@gmail.com

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.