Suldaan Xasan Oo Fagaare Ku Weeraray Sheekh Aadan Siiro

0
1,096 views
Suldaan Xasan Oo Fagaare Ku Weeraray Sheekh Aadan Siiro

Suldaan Xasan Oo Fagaare Ku Weeraray Sheekh Aadan Siiro

Sheekh Aadan Siirro oo hadal ka jeedinayay munaasibad lagu furayay Hotel cusub ayaa ku baaqay in ammaanka la ilaaliyo loona sinnaado Somaliland siiba qaybsiga khayraadka laakiin, waxa arrintaasi ka gubtay suldaanka guud ee Subeer Awal Suldaan Xasan oo sheegay in aanay dhegihiisu maqli karin Somaliland la wada leeyahay, waxaanu ku dooday in Somaliland sidaas ay tahay lagu wada leeyahay munaasibna aanay ahayn in lagu soo celceliyo doodda ah in la helo Somaliland la wada leeyahay.

 

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.