Suldaan Maxamed Oo Reer Awdal Xaal Uga Fadhiya

0
525 views
Suldaan Maxamed Oo Reer Awdal Xaal Uga Fadhiya

Suldaan Maxamed Oo Reer Awdal Xaal Uga Fadhiya

Hargeysa(Sayruuq) Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir ayaa madax dhaqameedka reer Awdal ka dalbaday caddaynta eedaha ay u jeediyeen Eng Faysal Cali Waraabe oo hadal uu dhawaan yidhi loo bedelay in uu xasarad ku abuuray arday reer Puntland ah oo Boorama wax ka barata.

“Madax dhaqameedka Reer Awdal Hadalka Fidnada ah ee ay sheegeen waa inay soo Cadeeyaan, haddii hadalkaasi Faysal Cali Waraabe Ku Caddaado Xaal iyo Waxa uu leeyahay aniga ayaa Xidhihiisii ah, haddii se aanu jirin hadalkaasi oo Been Abuur uu yahay waxa uu leeyahay ayaanu Reer Awdal aqoonyahankeeda iyo dhaqankeeda uga fadhina oo kama hadhayno oo Waa Godob hadalkaasi Fidnada ahi,” sidaas ayuu yidhi Suldaan Maxamed

Suldaanka oo saxaafadda kula hadlay Hargeysa waxa uu intaasi ku daray “Faysal Cali Waraabe waa Nabadoon mana aha nin colaad ka taliya ama Arday xasarad ku abuura, waa la yaqaan isaga iska daayo xata Aabihii Cali Xuseen nabadoon ayuu ahaa,” A

Sayruuqnews

Hargeysa-Somaliland

Sayruuqnews@gmail.com

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here