Suldaan Maxamed Oo 100 Halaad & Baarqab U Ballanqaaday Boqor Maxamed

0
832 views
Suldaan Maxamed Oo 100 Halaad & Baarqab U Ballanqaaday Boqor Maxamed

Suldaan Maxamed Oo 100 Halaad & Baarqab U Ballanqaaday Boqor Maxamed

Suldaanka guud ee beelaha Somaliland Suldaan Maxamed Sul. Cabdiqaadir ayaa ballanqaaday in uu boqol halaad iyo awr muddo lix bilood gudahood ah ku siin doono Boqor Maxamed Boqor Ciise Haybe oo shalay lagu caleemo saaray degmada Habaasweyn ee koonfurta Hargeysa. Boqor Maxamed oo ah nin dhallinyaro ah waxa ku caano shubay beesha Muuse Abokor ee Arab.
Suldaan Maxamed waxa kale oo uu si kaftan ah uga jawaabay hadal uu sheegay Suldaan Cismaan Suldaan Cali Madar oo ah hoggaanka dhaqanka beelaha Habaryooni kaas oo ahaa in qaadku dhibaato badan yahay.

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.