Suldaan Cismaan Sul. Cali Madar Oo U Jawaabay Suldaan Xasan

0
452 views

Suldaan Cismaan Suldaan Cali Madar oo ka mid ah hoggaanka dhaqanka Somaliland gaar ahaana ah suldaanka beelaha Habaryoonis oo dalka dibadiisa ku sugan ayaa wax laga waydiiyay hadalkii suldaanka guud ee Subeer Awal suldaan Xasan Suldaan Cabdillaahi waxaanu sheegay in hadalkaasi yahay mid aan Somaliland qaban.

 

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.