Sooraan Oo Ka Jawaabay Cabashadii Baastow

0
127 views

Sooraan Oo Ka Jawaabay Cabashadii Baastow

Abwaanka iyo majaajilaystaha caanka ah ee Sooraan Ismaaciil Sugulle ayaa ka jawaabay cabasho uu soo jeediyay fannaanka Cabdillaahi Shariif Baastow oo sheegay in hees uu sameeyay Abwaan Sooraan sababtay in uu nolosha ku leeleelo 30 sannadood.
Fannaanka ayaa sheegay in heestu tafaaful ku noqotay noloshiisa islamarkaana uu maray dariiq heestu ishaaraysay laakiin, uu dariiqii noqday mid dhib badan oo nolol dhib badan uu la kulmay tan iyo burburkii Soomaaliya.

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.