Soomaalida Oo Ragg Iyo Dumarba Waayadan Danbe Ku Batay Cabitaanka Qiiqa Shiishada.

0
121 views

London(Sayruuq) Shiishada oo ah balwad asalkeedi ka timi dalka Masar, isla markaana caan ay ku ahaayeen dadyowga Carabtu, isla markaana ku yaraan jirtay cabitaankeedu Soomaalida, waxa waayadan danbe ku soo badanaayay ragg iyo dumarba dadka Soomaalida ah oo xoog u cabaanaya qiiqa shiishada, waddamada debadda iyo dalka gudihiisaba.

 

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here