Somaliland: Wiil Yar Oo Ka Badbaaday Waraabe Weerarray: Sawirro

0
930 views
Somaliland: Wiil Yar Oo Ka Badbaaday Waraabe Weerarray

Somaliland: Wiil Yar Oo Ka Badbaaday Waraabe Weerarray

Cabdillaahi Axmed Maxamed oo 15 jir ah ayaa ka badbaaday Waraabe(Dhurwaa) weerar ku soo qaaday. Wiilka yar ayuu waraabuhu afka gashay gacan uu waxyeello u gaystay laakiin, iska caabinta uu la galay ayaa sababtay in lagu soo gaadho.

Wiilkan yar ayaa la sheegay in uu goob waxbarasho ku socday degmada Widhwidh ee gobolka Sool ee Somaliland waxaanay dhacdadan imanaysa iyada oo todobaadkan waraabe guri kala baxay ilma yar meel wax yar dhanka galbeedka ka xigta magaalada caasimadda ah ee Hargeysa.

Waraabeyaasha labada dhacdo gaystay ayaa markii dambe labadoodaba la dilay

Faahfaahin halkan ka akhriso

Somaliland: Wiil Yar Oo Ka Badbaaday Waraabe WeerarraySomaliland: Wiil Yar Oo Ka Badbaaday Waraabe WeerarraySomaliland: Wiil Yar Oo Ka Badbaaday Waraabe Weerarray

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.