‘’ Somaliland vs Ereteria ‘’.

0
773 views

‘’ Somaliland vs Ereteria ‘’.

Ereteria waxay la midowday wadanka itoobiya ,khilaaf dheer iyo is qabsi ka dibna itoobiya waxay ogolotaay in ay Ereteria dawladnimadeedda aqoonsato .

Mar kale ayay labaddii wadan xuduud isku qabteen ,hadana si nabad gelyo iyo walaalnimo loogu wadda noolaaddo itoobiya ayaa mar kale tanaasushay ,dhulkii la isku hayayna ka hadhay .

Dhinaca kale ,somaliland iyana waxay la midowday Mogadishu ,hassa yeeshee dhibaato badan ,burbur badan iyo dib u dhac badan ka dib ,Mogadishu taariikh uma ogola Somaliland ,oo waxaabay leedahay waligeed gobolo aanu leenahay bay ahayd ,aayo ka Tashi uma ogola ,oo wax kale iska daaye xitaa Caawimo aduunku ku sadaqaysto uma ogola .

Si kastaba ahaatee ,soomaali jacaylkii ina waday wuxuu inoola galay ,nooc binu’aadamka ka midda oo yaab leh ,kaasoo aan garina gelin ,garina ka bixin ,waar yaa ina habaaray oo kuwan inagu soo habaaray .

Qalinkii: Ahmed Garuuje

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.