Somaliland Oo Soo Bandhigtay Hubka Ay Qabsatay

0
2,120 views
Somaliland Oo Soo Bandhigtay Hubka Ay Qabsatay

Somaliland Oo Soo Bandhigtay Hubka Ay Qabsatay

Wasiirka gaadhaandhiga Somaliland, wasiirka biyaha, taliyaha ciidanka Qaranka, guddoomiyaha golaha wakiillada iyo masuuliyiin kale ayaa bookhday Ciidamada Qaranka Somaliland ee jiida hore ee Tukaraq jooga.

Masuuliyiinta ayaa la tusay hubka ciidamada Somaliland shalay ka qabsadeen maleeshiyaadka maamulka Puntland oo shalay weerar ku soo qaaday fadhiisimada ciidamada ee aagga Tukaraq oo muddooyinkii u dambeeyay ay fadhiyeen Ciidamada Somaliland.

Somaliland Oo Soo Bandhigtay Hubka Ay QabsataySomaliland Oo Soo Bandhigtay Hubka Ay QabsataySomaliland Oo Soo Bandhigtay Hubka Ay QabsataySomaliland Oo Soo Bandhigtay Hubka Ay QabsataySomaliland Oo Soo Bandhigtay Hubka Ay QabsataySomaliland Oo Soo Bandhigtay Hubka Ay QabsataySomaliland Oo Soo Bandhigtay Hubka Ay QabsataySomaliland Oo Soo Bandhigtay Hubka Ay Qabsatay

Sayruuqnews

Sayruuqnews@gmail.com

 

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.