Somaliland Oo Sharciga la Tiigsanaysa Cidii Lagu Qabto Ka Ganacsiga Diinka

0
312 views

Wasiirka Deegaanka Somaliland Marwo Shugri Xaaji Baandare ayaa sheegtay in ka ganacsiga Diinka aysan wali ku arag somaliland marka laga reebo labba gaadhi oo nooca Landcrouser ka ah oo lagu qabtay Gobalka Awdal balse dhawaaqa ka soo yeedhaya Muqdisho ay la socdaan,waxaanay wasiirku tibaaxay in cidii lagu qabto arrimahaasi ay sharciga la tiigsan doonaan.

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.