Somaliland Oo Shaqada Ka Joojisay 6 Hay’adood

0
541 views
Somaliland Oo Shaqada Ka Joojisay 6 Hay'adood

Somaliland Oo Shaqada Ka Joojisay 6 Hay’adood

Xukuumadda Somaliland waxay ruqsaddii kala noqotay Lix urur oo kamid ah ururrada aan dawliga ahayn ee ka hawl-gala Somaliland.

Qoraal kasoo baxay wasaaradda qorshaynta qaranka Somaliland ayaa lagu sheegay in ururradan ay baalmareen nidaamka sharci ee u yaalla ururrada samofalka.

Wasaaraddu tafaasiil kama bixin khaladaadka shaqo ee hay’adahani sameeyeen.

Somaliland Oo Shaqada Ka Joojisay 6 Hay'adood

Sayruuqnews

Sayruuqnews@gmail.com

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.