Somaliland Oo Ka Baxday Dhexdhexaadinta Caalamka

0
895 views
Somaliland Oo Ka Baxday Dhexdhexaadinta Caalamka

Somaliland Oo Ka Baxday Dhexdhexaadinta Caalamka
Hargeysa(Sayruuq) Dawladda Somaliland waxay sheegtay in aanay hadda ka dib u hoggaansamayn xabad joojinta beesha caalamka iyo dalalka darisku gadh wadeenka u ahaayeen ee Tukaraq. Hadalka ayaa yimid markii ugu yaraan hal askari kaga dhintay ciidamada Somaliland oo ay xalay soo weerareen ciidamada Puntland.

Wasiir ku xigeenka warfaafinta Somaliland Maxamed Muuse Abees waxa uu sheegay in ciidamada Puntland xilli roobabow ah oo habeen ah ay soo weerareen ciidanka Somaliland iyaga oo sita hub casri ah oo habeenkii la isticmaalo iyo hub argagixisada lagula dagaallamo. Waxa uu sheegay in Somaliland dulqaadkii ka dhammaaday hadda kadibna aanay ku jiri doonin difaac.

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.