Somaliland Oo Joojisay In Basaaboor La’aan Loogu Dhoofo Somalia

0
1,305 views
Somaliland Oo Joojisay In Basaaboor La’aan Loogu Dhoofo Somalia

Somaliland Oo Joojisay In Basaaboor La’aan Loogu Dhoofo Somalia

Dadka isaga goosha Somaliland iyo Soomaaliya ayaa sheegaya in ay caqabad kala kulmeen go’aanka Somaliland ku mamnuucday in basaboor la’aan loogu kala dhoofo Somaliland iyo Somalia haddii uu qofku raacayo diyaarad. Arrintan ayaa sababtay in dadka doonaya in ay Muqdisho u socdaalan gaadhi u raacan Garoowe kadibna halkaasi diyaarad ka sii raacaan.

Shirkaddaha hawlaha duulimaadyada ka shaqeeya iyo dadka isaga safraya labada dal ayaa sheegay in ay caqabad weyn ku tahay maaddaama aanay Somalia ku lahayn Hargeysa safaarad bixisa basaboor ama fiise, sidoo kalena aanay dadku u diyaarsanayn habkan lagu soo rogay.

 

 

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.