Somaliland Oo Go’aan Ka Gaadhay Wasiirro Ay Xidhay

0
490 views
Somaliland Oo Go'aan Ka Gaadhay Wasiirro Ay Xidhay

Somaliland Oo Go’aan Ka Gaadhay Wasiirro Ay Xidhay
Wasiirkii waxbarashada xukumaddii dawlad degaanka Soomaalida Ibraahin Aadan Mahad Sacab iyo Cabdi Jamaal Axmed Qaloombi wasiirkii caddaaladda ayaa laga sii daayay xabsi ku yaalla Hargeysa kadib markii ay xidhnaayeen dhawrkii cisho ee u dambeeyay.
Wasiirka arrimaha gudaha Somaliland Maxamed Kaahin Axmed ayaa BBC-da u sheegay in xorriyaddooda loo celiyay labadaasi siyaasi iyada oo markii horena loo haystay in ay si sharci darro ah dalka ku soo galeen laakiin, ma bixin wax faahfaahin ah.
Somaliland ayaa sidoo kale maanta u celisay dawlad degaanka gaadiid lagala soo baxsaday intii uu socday qalalaase ka dhacay gobolkaasi oo lala soo galay Somalilnd.

Sayruuqnews
Sayruuqnews@gmail.com

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.