Somaliland: Cali Khaliif Oo Saaka Magaalada Hargeysa Kula Kulmay Masuulyiinta Xisbiga Waddani

0
53 views

Hargeysa(Sayruuq)-Cali Khaliif Galeydh ayaa waxaa uu saaka soo gaadhey magaalada Hargeysa ee caasimada

Somaliland , waxaana uu intii aanu ka dhoofin madaarka magaalada Hargeysa uu kula kulmey Hotel Ambasadoor ee magaalada Hargeysa masuulyiinta xisbiga Waddani oo uu ugu horeeyo Musharax Cabdiraxmaan Ciro.

Muddane Cali Khaliif iyo Musharax Cabdiraxmaan Ciro ayaa waxaa la sheegay in kulan kooban ay Hotel Ambasadoor ku wada qaateen kadib uu ka dhoofay madaarka diyaaradaha isaga oo ku sii jeeda dalka Jabuuti oo uu ka furmi doono wada hadalo maamulkiisu la yeelanaayo Somaliland

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.