Somalia Oo Ku Xadgudubtay Dawladda Imaaraadka

0
1,030 views
Somalia Oo Ku Xadgudubtay Dawladda Imaaraadka

Somalia Oo Ku Xadgudubtay Dawladda Imaaraadka

Idaacadda VOA ayaa falanqaysay boorsooyin dawladda Imaaraadku leedahay oo ay Dawladda Soomaaliya madaarka shalay ku qabatay. Arrintan ayaa lagu sifeeyay mid meel ka dhac ku ah xasaanadda diblamaasiyadda ee caalamiga ah maaddaama boorsooyinku ahaayeen kuwo diblamaasiyadeed oo u socday safaaradda Imaaraadka ee Muqdisho dunidana ay ka reeban tahay in la baadho shandadaha diblamaasiyiinta.

War saxaafadeed ka soo baxay wasaaradda Amiga Gudaha  Somalia ayaa lagu xaqiijiyay jiritaanka lacagtaas la qabtay, waxaana lagu sheegay in baadhitaan ay ku hayaan, halkii ay ka timid, cidii ay ku socotay, iyo ujeedada laga lahaa in lacagtaasi wadanka loo soo geliyo.

Hadaba maxey tani uga dhigantahay xidhiidhka Soomaaliya iyo Imaaraadka Carabta oo muddooyinkanba liitay iyo shuruucda caalamiga ah ee Dimplomaasiyadda.

Halkan ka dhegayso falanqaynta arrintan

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here