Somalia Oo Ka Hadlay Malaayiin Doollar Oo La Qabtay

0
396 views
Somalia Oo Ka Hadlay Malaayiin Doollar Oo La Qabtay

Somalia Oo Ka Hadlay Malaayiin Doollar Oo La Qabtay

Xukumadda Soomaaliya ayaa sheegtay in ay shalay madaarka ku qabatay lacag ku dhaw toban malyan oo doollar. lacagtan oo la soo saaray diyaarad ayaanay Soomaaliya sheegin cidda loo wado laakiin, ay baadhisi socoto.

Xukumaddu waxay sheegtay in aanay lacagtani ahayn caawimooyinka ay Soomaaliya ka hesho dalalka maaddaama aan la soo marin hab raacii loo mari jiray waxaanay wararku sheegeen in lacagtaasi Imaaraadku leeyahay laakiin, aan wali la ogayn cidda loo siday iyo hawlaha lagu fulinayay xilligan xiisadda siyaasadeed taagnayd.

Somalia Oo Ka Hadlay Malaayiin Doollar Oo La Qabtay

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.