Somalia Oo Golaha Ammaanka Gaysay Arrinta DP World

0
782 views
Muxuu Salka Ku Haya Muranka Xajka Hargeysa & Muqdisho

Somalia Oo Golaha Ammaanka Gaysay Arrinta DP World

Wakiilka Soomaaliya ee Qaramada Midoobay ayaa golaha ammaanka u sheegay in heshiiska shirkadda Dp World ee Somaliland iyo saldhigga Militari ee Berbera laga siiyay Imaaraadka Carabtu yahay ku xadgudub qarannimada Soomaaliya. Waxa uu sheegay in ay arrintaasi tahay ku xadgudub sharciga caalamiga ah.

Waxa uu ku dooday in Somaliland tahay waqooyiga Soomaaliya oo aan awood u lahayn galista heshiis noocaas ah. Sidoo kale Soomaaliya ayaa arrintan kala hadashay safiirka Imaaraadka ee Muqdisho jooga.

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.