Somalia Oo Alshabaab Ku Biiray

0
195 views
Somalia Oo Alshabaab Ku Biiray

Somalia Oo Alshabaab Ku Biiray
Dad badan ayey la yaab ku noqotay markii naadiga faransiiska ah ee Toulouse uu ku dhawaaqay in laacib lagu magacaabo Somalia, oo u dhashay dalka Brazil, kana cayaara khadka dhexe uu ku biiray kooxda kubadda cagta Sacuudiga ah ee Al-shabaab.

Laacibkan 29 jir ah, magaciisa runta ah waa ‘Wergiton do Rosario Calmon’, Laakin naaneystiisa waa Soomaaliya, 3 sano ayuu u caraayarayey naadiga Toulouse, hadana heshiis 2 sano ah ayuu la galay naadiga Al-shabaab.

Dadka Twettetka isticmaala ayaa si jee-jees ah isku garab dhigay ninka Somalia la dhaho oo Al-shabaab ku biiray iyo dalka Soomaaliya ee ay Al-shabaab ka dagaalanto.

Source: Goobjoog

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.