“Siyaasiyiin Baa I Aflagaadeeyay,” Cabdillaahi Jawaan

0
936 views
“Siyaasiyiin Baa I Aflagaadeeyay,” Cabdillaahi Jawaan

“Siyaasiyiin Baa I Aflagaadeeyay,” Cabdillaahi Jawaan

Siyaasiga Cabdillaahi Jawaan ayaa soo bandhigay liiska kaydka xildhibaannada iyo sida ay u kala sareeyaan Xuseen Axmed Caydiid iyo Maxamed Muuse Abees oo ku muransan kursi ka bannaanaaday golaha wakiillada Somaliland waxaanu liiska uu hayo oo uu sheegay in uu yahay kii uu natiijada doorashada kaga dhawaaqay 2005 uu sarreeyo Xuseen Axmed Caydiid.

Jawaan wuxuu sheegay in niman aan ahayn labada muransan ku aflagaadeeyeen in uu Xuseen Axmed Caydiid dabada ka riixayo oo uu isagu muranka hurinayo.

Waxa kale oo uu sheegay in Komishanku u sheegay in aanay hayn liiska xildhibaannadii doorashada ka qayb galay 2005 oo ay gubeen taasna wuxuu ku tilmaamay haddii ay jirto dambi Qaran oo ay galeen.

Daawo Jawaan oo u warramay Hadhwanaag

 

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.