“Siminaar Baa Nalaga Xidhay,” Cabdiraxmaan C/shakuur

0
“Siminaar Baa Nalaga Xidhay,” Cabdiraxmaan C/shakuur

“Siminaar Baa Nalaga Xidhay,” Cabdiraxmaan C/shakuur
Hoggaamiyaha xisbiga Wadajir ee sida weyn uga soo horjeeda xukuumadda madaxweyne Farmaajo Mr Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa sheegay in Madaxtooyadu ka carqaladaysay tababar taageerayaasha xisbiga uga socday magaalada Muqdisho.
“Siminaar Baa Nalaga Xidhay,” Cabdiraxmaan C/shakuur
Qoraal uu soo saaray ayuu ku yidhi “Waxaa amar ka soo baxay xafiiska Madaxweyne Farmaajo lagu xiray Hotel Makka Al-mukarama oo maalmahan uu ka socday tababar sare loogu qaadayo aqoonta iyo wacyiga siyaasadeed ee Kaadirka Xisbiga Wadajir.

Booliska Soomaaliyeed ee loogu tala galay in ay nabadgelyada ilaaliyaan, sharcigana dhowraan ayaa cabburin, cagajuglayn iyo cadaadis dano shakhsi ah loo adeegsaday. Waxaa ii muuqata in kooxda talada haysataa aysan lahayn aragti iyo fikir ay dadka ku qanciyaan, waxay naf bideen qori iyo qalalaase.”

Isbahaysiga Saddex Geesoodk Ah. W/Q: Cabdiraxmaan Cabdishakuur

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.