Sidee Madaxweyne Biixi U Arkayay Awooddii Xirsi?

0
583 views
Sidee Madaxweyne Biixi U Arkayay Awooddii Xirsi?

Sidee Madaxweyne Biixi U Arkayay Awooddii Xirsi?
Madaxweynaha Somaliland mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa xilligii ololaha doorashadii madaxtooyada waxa uu hoggaamiye Xirsi oo ku biiray Waddani ku eedeeyay in uu adeegsan jiray awoodda madaxweyne Siilaanyo, islamarkaana khaladaad badan ku galay.
Buugga Xirsi oo lagaga hadlay caafimaadka madaxweynaha ayaa xilligan dareen badan dhalliyay..
Dib u daawo madaxweyne Biixi oo si cad ugu eedeeyay Xirsi in uu awoodda Siilaanyo isticmaalayay intii uu xilka hayay

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.