Shirkadda Telesom Oo La Timid Xeelad Kale

0
724 views
Shirkadda Telesom Oo La Timid Xeelad Kale

Shirkadda Telesom Oo La Timid Xeelad Kale

Shirkadda Telesom ayaa xalay joojisay adeegga isku sarrifka lacagaha laakiin, waxay bulshada ku wargelisay hannaan kale oo ay u diyaarisay sarrifka lacagaha oo ay adeegsan doonan sarrifleyaasha ka ganacsada isku bedelka lacagaha. Lama oga in arrintan saamayn yeelan doonto maaddaama hore loogu diiday isku bedelka lacagta.

Shirkadda ayaa bulshada ku wargelisay lambarro uu ku shaqaynayo adeeggan oo cusub, sidoo kalena sarrifleyaasha ku wargelisay in ay iska diwaangeliyaan shirkadda Telesom xarumaheeda.

Shirkadda Telesom ayaa warsaxaafadeed ay shalay soo saartay ku sheegtay in hal abuur kasta oo isticmaalka shillinka lagu dhiiri gelinayo ay abuurayso.

Shirkadda Telesom Oo La Timid Xeelad KaleShirkadda Telesom Oo La Timid Xeelad Kale

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.